durugsanaan
(m.f.dh)eeg durugsan. ld dur- jisnaan, durjisnaansho,durugsanaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh durugsanaan ↴
durjisnaan [m.dh]
ld durugsanaan.
durjisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld durugsanaan.
durugsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld durugsanaan.
duruqsanaan [m.dh]
ld durugsanaan.
duruqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld durugsanaan.
feeraar [m.l]
Kala fogaan, kala durugsanaan.
jirso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Roob meel dhisan ka gelid. 2. (f.mg) U j.: meel ama wax in qiyaas ah ka durugsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg