durugsasho
(m.f.dh)

eeg durugso. ld durjisad, durjisasho, durugsad, durugsi, duruqsad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh durugsasho

buubso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax cayrasasho. 2. Wax hor u durugsasho.

durjisad [m.l]
ld durugsasho.

durjisasho [m.dh]
ld durugsasho.

durjisi [m.l]
ld durugsasho.

durugsi [m.l]
ld durugsasho.

duruqsad [m.l]
ld durugsasho.

duruqsasho [m.dh]
ld durugsasho.

duruqsi [m.l]
ld durugsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg