duudsi
(m.l)Xaq ama gar qof leeyahay oo la seejiyo.
duudsi
(m.l)ld duudsasho.
duudsi
(Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)Xaq qof lahaa seejin. ld duudsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duudsi ↴
duudsasho [m.f.dh]
eeg duudso. ld duudsad, duudsi.
duudsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld duudsi³.
duudsiin [m.dh]
ld duudsiyid.
duudsiyid [m.dh]
eeg duudsi³. ld duudsin.
indhagaduudsi [m.l]
ld indhagaduudsasho.
isticmaarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Xukun qasab ah ummad kula kicid iyadoo xaqooda la duudsinayo. 2. Cid addoon-sasho.
qanjidhka tayroydh [m.l]
(c.nafl.) Qanjidh marinla'oo laba laab leh oo laga helo lafdhabarleyda kuna yaalla salka qoorta. Wuxuu dhiijiyaa laba horomoon oo ay ku jirto ayoodhiin, oo kala ah tayrogsiin iyo tarayodhoytayrosiin, kuwaas oo xukuma dariiqooyinka dheefsasho ee jidhka oo dhan. Waxa kale oo ay duudsiyaan koritaanka duleed.
duud [m.dh]
1. Dhir badan oo waaweyn oo xoonsan; toon; kayn. 2. Qof odayga uu ku abtirsanayo aan wax badan ka tirsan. 3. Reer; qabiil.
duud [m.l] (-dad, m.l)
1. Dhabar. 2. Meel dhulka ka sarreysa oo labada dhan dooxooyin ama togag ka xigan.
duud [m.l] (-dad, m.l)
Biyo yar oo weel biyood salkiisa ku jira. ld duuddo.
duud [m.dh]
Buuro xiriira, sanaag.