duxi
(m.dh)ld dixi.
duxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-xiyay, -xisay)Laf iwm dux ka dhalin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duxi ↴
dixi [m.dh]
(bot.) Cawska xooluhu daaqaan kuwa ugu nafaqa badan mid ka mid ah, jilicsan oo meelaha biyo-qabatinka leh ka baxa. ld duxi¹.
duxid [m.f.dh]
eeg dux³.
duxin [m.f.dh]
eeg duxi². ld duxis.
duxis [m.l]
ld duxin.
du [f.a ]
eeg duw.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg