edeb
(m.dh)Asluub iyo anshax wanaagsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh edeb ↴
edebdaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax anshax iyo asluub xun ahaansho.
edebdarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg edebdaran. ld edebdarnaansho, edebdarro. edebdarnaansho, edebdarro
edebdarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld edebdarnaan. edebdarnaan
edebdarri [m.dh]
ld edebdarro (1). edebdarro
edebdarro [m.dh]
1. ld edebdarri. Anshax iyo asluub xun. 2. ld edebdarnaan. edebdarnaan
edebdarroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ka e.: anshax xun ku kicid.
edebdarrood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg edebdarroo. edebdarroo
edebsami [m.dh]
Anshax ama asluub wanaagsan oo cidi ku sifowdo. ld edebsamo. edebsamo
edebsamo [m.dh]
ld edebsami. edebsami