edebdarro
(m.dh)1. ld edebdarri. Anshax iyo asluub xun. 2. ld edebdarnaan. edebdarnaan
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh edebdarro ↴
edebdarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg edebdaran. ld edebdarnaansho, edebdarro. edebdarnaansho, edebdarro
edebdarri [m.dh]
ld edebdarro (1). edebdarro
edebdarroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ka e.: anshax xun ku kicid.
edebdarrood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg edebdarroo. edebdarroo
durruqaan [m.l]
1. Ci'da dameeraha. 2. Hadal edebdarro ku jirto oo qof aan xishoonayni ku hadlo.
xanjaf [m.dh]
Laan yar oo jilicsan oo carruurta lagu tumo markii ay edebdarro sameeyaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg