eeraan
(m.l)1. Socod ama orod badan. 2. Ee. ah: nooc geela ka mid ah oo dhaadheer.
Mayeeraan*
Dhallaanka ama ilmaha aadka u yar ee aan wili hadaaq baranin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eeraan ↴
laandheeraan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laandheer. ld laandheeraansho, laandheeri.
laandheeraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laandheeraan.
cimridheeraan [m.f.dh]
eeg cimridheer. ld cimridheeraansho, cimridheeri, cimridherer.
cimridheeraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cimridheeraan.
dabadheeraan [m.f.dh]
eeg dabadheer. ld dabadheeraansho.
dabadheeraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dabadheerow. ld dabadheeraan.
dheeraan [m.f.dh]
eeg dheer². ld dheeraansho, dheeri².
dheeraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dheerow. ld dheeraan.
fiiradheeraan [m.f.dh]
eeg fiiradheer. ld fiiradheeraansho, fiiradheeri.