eynaad
(m.l)(bot.) Geed leh caleemo yaryar, qodxo gaagaaban, ur silloon iyo asal guduudan; tarraxo. ld eynood.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eynaad ↴
uurweynaad [m.l]
Cudur dadka ku dhaca oo beeryarada barariya, uurkana weyneeya. ld caloolweynad.
beynaad [m.dh] (-do, m.l)
Bir mindida u eg oo labada dhinac af ku leh oo buntukha afkiisa la suro.
eynood [m.l]
ld eynaad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg