fajo
(m.dh)Oogada dadka oo faraha aad loogu mudmudo oo loogu garaaco, si jirku u baraarugo, dhiigguna qummaati ugu wareego. ld fujo (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fajo ↴
faajafajoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qof ladan oo waxan muhim ahayn lacag badan ku kharajgarayn, xarrago ama faakihaysi dartii.
faajafajood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg faajafaajoo. faajafaajoo
faje [m.l]
(daaw.) Cudur xariirta lafdhabarta ku dhaca oo keena gasarka ama tuurta. ld fajo, fujo.
fujo [m.dh]
1. Ijaar la siiyo cid lagula heshiiyey hawl fulinteedu muddo soconayso. 2. ld fajo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg