fallaar gaama
(m.l) (-rro ..., m.l)

(fiis.) Kaah birlab danabeed ay si joogto ah u bixiyaan walxo kaahfala marka ay walaxdu ku jirto kalaguurbu'eed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fallaar gaama

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg