falsafo
(m.dh) (-fado, m.l)

1. Barashada xaqiiqda jiritaanka koonka iyo xeerarkiisa. 2. Wax jira figradda laga qabo. ld falsafad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falsafo

falsafad [m.dh]
ld falsafo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg