fangeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld fanee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fangeli ↴
fanayn [m.f.dh]
eeg fanee. ld fanaysi, fangelin, fangelis.
fanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
Faras la saaranyahay cid kale fan ka saarid. ld fangeli.
fangal [m.l]
Faras la fuushanyahay oo fankiisa qof kale la fariisiyo. ld fangelid.
fangelid [m.f.dh]
eeg falgal². ld fangal¹.
fangelin [m.dh]
ld fanayn.
fangelis [m.l]
ld fanayn.
fansaar [m.l]
1. Alaabo yar oo aan cuslayn oo gaadiidka dheegga laga saaro marka la raraayo. 2. ld fangelid.
fansaarid [m.dh]
ld fangelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg