fanto
(m.dh)(daaw.) Cudur jirka ku dhaca oo nabarro dhacaan iyo malax lihi ka soo yaacaan oo goggooyaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fanto ↴
tafantoof [m.l]
1. Socod dhib iyo luggooyo leh. 2. Dhibaato badan lala kulmo.
tafantoof [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Socod dhib iyo luggooyo leh socosho.
tafantoofid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tafantoof².
fan [m.l]
ld fan (2).
fan [m.l]
1. Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha. 2. ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg