faqiir
(m.l) (-rro/fuqaraa, m.dh)

Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.

faqiir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faqiir

faqiirad [m.dh]
Naag sabool ah.

faqiiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid faqiir ka dhigid. ld faqiirtee.

faqiirid [m.f.dh]
eeg faqiir². ld faqiiroobid, faqrin, faqriyid.

faqiirin [m.f.dh]
eeg faqiiri. ld faqiirtayn.

faqiiroobid [m.dh]
ld faqiirid.

faqiirow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday)
ld faqiir².

faqiirtayn [m.f.dh]
eeg faqiirtee.

faqiirtee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -taysay)
ld faqiiri.

faqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld fiqi².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg