faqiiri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid faqiir ka dhigid. ld faqiirtee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faqiiri

faqiirid [m.f.dh]
eeg faqiir². ld faqiiroobid, faqrin, faqriyid.

faqiirin [m.f.dh]
eeg faqiiri. ld faqiirtayn.

faqiiroobid [m.dh]
ld faqiirid.

faqiirtee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -taysay)
ld faqiiri.

faqrin [m.dh]
ld faqiirid.

faqriyid [m.dh]
ld faqiirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg