faquuq
(m.l)1. Takoor; karatiil; karaantiil. 2. ld faquuqid.
faquuq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)Wax ama qof takoorid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faquuq ↴
faquuqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Nafley intii ay la nooleyd wax ka takooran ahaansho.
faquuqid [m.f.dh]
eeg faquuq². ld faquuq¹ (2).
faquuqnaan [m.f.dh]
eeg faquuqan. ld faquuqnaansho.
faquuqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faquuqnaan.
midabfaquuq [m.l]
Yasidda iyo qiimadilka, qof lagu sameeyo midabkiisa awgiis. ld midabtakoor¹.
midabfaquuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Cid midabkeeda ku takoorid. ld midabtakoor².
midabfaquuqid [m.f.dh]
eeg midabfoquuq². ld midabtakoorid.
midabtakoor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid midabkeeda ku faquuqid. ld midabfaquuq².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg