farabbar
(m.l)

1. Carbin, agabar. 2. ld farabbarid.

farabbar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Neef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farabbar

farabbarad [m.l]
1. Qof wax dhigasho bilaabay. 2. Qof farshaxannimo bilaabay.

farabbaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la farabaray ahaansho.

farabbarasho [m.f.dh]
eeg farabaro. ld farabarad.

farabbarid [m.f.dh]
eeg farabbar². ld farabbar¹ (2).

farabbaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Neef curtay agabarasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg