farabbaxsi
(m.l)ld farabbaxsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farabbaxsi ↴
farabbaxsasho [m.f.dh]
eeg farabbaxso. ld farabbaxsad, farabbaxsi.
farabbax [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: qof asluub xun, madax adag oo laga quustay. ld farakabbax, farakalabbax (1).
farabbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Qof wax laga quustay oo aan la saxi karin noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg