farakacayaarid
(m.f.dh)

eeg farakacayaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farakacayaarid ↴

farakacayaar [m.l]
Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn oo dheeldheel loo sameeyo.

farakacayaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn dheeldheel u samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg