farammaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

1. Qof aan hanti lahayn ahaansho. 2. Wax farammar leh ahaansho (qof). 3. Qof aan gacanta wax ugu jirin ahaansho (hub, lacag iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farammaran

farammarnaan [m.f.dh]
eeg farammaran. ld farammarnaansho.

farammar [m.l]
1. Wax gacanta la geliyo ama lagu duubo marka hawl adag la qabanayo. 2. ld faraggal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg