farammayr
(m.l)ld faraxal¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farammayr ↴
farammayrasho [m.dh]
ld faraxalasho.
farammayro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld faraxalo.
faraxal [m.l]
Biyo yar oo faraha lagu dhaqo. ld faradhaq¹, farammayr.
faraxalasho [m.f.dh]
eeg faraxalo. ld faradhaqad, faradhaqasho, farammayrasho, faraxalad.
faraxalo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ashay, -alatay)
1. Biyo faro ku dhaqasho. 2. Ka f.: hawl lagu guda jirey ebyid. ld faradhaqo, farammayro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg