farandulle
(m.l)Orod labada gacmood iyo labada addin dadku ku ordo. ld firindiglo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farandulle ↴
farandullee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Lugo iyo gacmo wada jira ku ordid (dad). ld firindiglee.
farandulleyn [m.f.dh]
eeg farandullee. ld farandulleys, firindigleyn, firinndigleys.
farandulleys [m.l]
ld farandulleyn.
firindiglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld farandullee.
firindigleyn [m.dh]
ld farandulleyn.
firindigleys [m.l]
ld farandulleyn.
firindiglo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld farandulle.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg