faranfardo
(m.dh)Orod boodboodid leh oo ay sameeyaan xoolaha iyo carruurtu xilliyada barwaaqada ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faranfardo ↴
faranfardee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Faranfardo samayn, birinbirqayn. 2. Kor u boodboodid (siiba kalluunka marka biyaha laga soo saaro).
faranfar [m.l] (-rro, m.dh)
(c.nafl.) Naasley yar, god uu dhulka ka qotay ku nool oo leh laba ilig oo dhaadheer iyo af dhuuban. ld ferenfer.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg