faraqaad
(m.l)1. Qaadidda raadka faraha siiba kuwa gacanta iyada oo lagu sameeynayo xaanshi iwm dushooda si dembi iwm ee uu qofku galay loo raadsho. 2. ld faraqaadid.
faraqaad
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)1. Dagaal lays farasaaro. 2. Tuugo aan weynayn. 3. Qof baara faraha dadka dembiyada lagu soo eedeeyo. 4. ld faraqaadid.
faraqaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)U f.: cid dagaal ku billabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraqaad ↴
faraqaadid [m.f.dh]
eeg faraqaad². ld faraqaad¹ (4).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg