faraqabsi
(m.l)1. Ul yar, dhagax iwm oo la qaato si aan loo fara marraan. 2. Lacag yar oo cid safrayso la siiyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraqabsi ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg