faraqarrarid
(m.f.dh)

eeg faraqarrar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraqarrarid

faraqarrar [m.l]
1. Fantaxda u dhaxeysa faraha nafleyda. 2. Cudur faraha dhexdooda ku dhaca oo dhaliya dhaawac xanuun badan. 3. ld faraqaris.

faraqarrar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Faraha dhexdooda nabarro ku yeelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg