faraxumee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -meysay)

Qof dumar ah oo aan kugu mehersanayn si qasab ah ugu tegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraxumee

faraxumeyn [m.f.dh]
eeg faraxumee. ld faraxumo (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg