faraxumo
(m.dh)1. Tuugo iyo wax qaadqaad. 2. ld faraxumeyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraxumo ↴
faraxumeyn [m.f.dh]
eeg faraxumee. ld faraxumo (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg