farbarasho
(m.dh)1. Barashada qoridda iyo akhrinta ee af. 2. Aqoonta qaabbilsan qurxinta habka qoridda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farbarasho ↴
feegaar [m.l]
1. Far la iska qoro iyadoo aan dan laga lahayn. 2. Farbarasho qof sameeyo.
feegaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Far aan dan laga lahayn qorid. 2. Farbarasho samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg