farfar
(m.l)1. F. ah: meel biyo dhow oo laasaska laga qoto; xaarxaar. 2. Furuqdhoon. ld faarfaar¹.
farfar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Dix biyo ka gureen iwm qodqodid. ld faarfaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farfar ↴
faarfaar [m.l]
ld farfar¹.
faarfaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld farfar².
faarfaarid [m.dh]
ld farfarid.
farfarid [m.f.dh]
eeg farfar². ld faarfaarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg