farid
(m.f.dh)

eeg far². ld faarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farid

amar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-mray, -martay; -mri)
Qof hawl inuu fuliyo farid.

amarbixin [m.dh]
Amar farid; idmid; amarsiin.

faarid [m.dh]
1. ld faarniin. eeg faar². 2. ld farid.

farfarid [m.f.dh]
eeg farfar². ld faarfaarid.

loofarid [m.f.dh]
eeg loofar².

far [m.dh] (-ro, m.l)
1. Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood. 2. Hab loo qoro af. 3. Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.

far [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid. 2. Cid farriin u dhiibid. 3. Cid amar siin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg