farjawi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)ld jaawi².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farjawi ↴
jaawi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn. 2. Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).
jaawin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaawi². ld farjaawin, farjaawis, farjawin, farjawis, jaawis.
farjawin [m.dh]
ld jaawin.
farjawis [m.l]
ld jaawin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg