farkannax
(m.l)

Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayo. ld farakannax¹, fargannax¹.

farkannax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)

Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayid. ld farakannax², fargannax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farkannax

farakannax [m.l]
ld farkannax¹.

farakannax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld farkannax.

farakannaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld farkannaxsan.

farakannaxsanaan [m.dh]
ld farkannaxsanaan.

farakannaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld farkannaxsanaan.

fargannax [m.l]
ld farkannax.

fargannax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld farkannax².

fargannaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld farkannaxsan.

fargannaxsanaan [m.dh]
ld farkannax-sanaan.

fargannaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld farkannax- sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg