farnaan
(m.f.dh)

eeg faran². ld farnaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farnaan

dakhal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Tiir dheer oo qori ah ama bir ah oo doonyaha iyo maraakiibta dhexdooda laga taago oo farnaanka iyo shiraaca celiya. 2. Qar hoos u dheer.

faarnaan [m.dh]
ld farnaan.

faarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld farnaan.

farnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld farnaan.

qalbifarnaan [m.dh]
ld qalbifurnaan.

qalbifarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qalbifurnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg