farsamayn
(m.f.dh)eeg farsamee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farsamayn ↴
alaab caydhiin [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective] (-bo ..., m.l)
1. Walax ama shay dabiici ah oo aan gelin weli warshado ama aan la farsamayn. 2. Alaab ay isticmaalaan warshaduhu si ay u farsamotumaan uguna beddelaan alaab la isticmaali karo; alaabta caydhiin waxaa qayb ahaan ka mid ah alaab farsamotuman, oo ay ka mid yihiin looxa jarjaran, burka qamadiga, kuwaas oo sii mara farsamotumid dheeraad ah. ld alaab ceyriin.
dubbe [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
Qalab ka kooban bir kuusan oo qalab kala duwan leh iyo daab madaxa kula jira oo farsamayaqaanku ku garaaco biraha uu farsamaynayo; burris.
farayarayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ku f.: wax si wanaagsan u farsamayn.
kooraqore [m.l] (-rayaal, m.dh)
Nin farsamaynta kooraha ku wanaagsan.
qoqobgoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-gooyay, -goysay)
Ilmaside wareegsamay ama afkiisu qalloocmay farsamayn.
sayaaq [m.l] (-qiin/-qyo, m.dh)
Qof ka shaqeeya farsamaynta dahabka, qalinka iwm.