farsho
(m.dh)

Waab alaabo kala geddisan lagu iibiyo. ld firsho (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farsho

firsho [m.dh]
1. (-ooyin, m.l) ld farsho. Waab alaabo kala geddisan lagu iibiyo. 2. Degaan aan bacrin ahayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg