farxan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xamay, -xantay; -xmi)

Miro kuwa kale ku darsan noqosho.

farxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Miro wax kale ku darsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farxan

farxamid [m.f.dh]
eeg farxan¹.

farxanaan [m.f.dh]
eeg farxan². ld farxanaansho.

farxanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld farxanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg