farxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)

1. Qof qoraal-gacmeedkiisa si loo akhriyo ay adagtahay ahaansho. 2. Qof farshaxannimadiisu aanay wanaagsanayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farxun

farxumaan [m.f.dh]
eeg farxun. ld farxumaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg