fasahaad
(m.dh)1. Dawga toosan oo laga leexdo. 2. Kibir.
fasahaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)1. Dawga toosan ka weecasho. 2. Kibrid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasahaad ↴
fasahaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dawga toosan ka weecin. 2. Cid kibrin.
fasahaadid [m.f.dh]
eeg fasahaad².
fasahaadin [m.f.dh]
eeg fasahaadi. ld fasahaadis.
fasahaadis [m.l]
ld fasahaadin.
fasahaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-sanaa, -sanayd)
Wax fasahaaday ahaansho.
fasahaadsanaan [m.f.dh]
eeg fasahaadsan. ld fasahaadsanaansho.
fasahaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fasahaadsanaan.
mufsid [m.l] (-dyo, m.dh)
Qof fasahaad badan oo xun.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg