fasahaadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-sanaa, -sanayd)

Wax fasahaaday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasahaadsan

fasahaadsanaan [m.f.dh]
eeg fasahaadsan. ld fasahaadsanaansho.

fasahaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fasahaadsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg