fasakhid
(m.f.dh)eeg fasakh². ld fasakh¹, fasaq¹, fasaqid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasakhid ↴
fasakh [m.l]
Furidda haweeney laga furo saygeeda isaga oo aan ogeyn ama ka raali ahayn. ld fasakhid.
fasaq [m.l]
ld fasakhid.
fasaqid [m.dh]
ld fasakhid.
fasakh [m.l]
Furidda haweeney laga furo saygeeda isaga oo aan ogeyn ama ka raali ahayn. ld fasakhid.
fasakh [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-khay, -khday)
1. (f.g) Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama raali ka ahayn furid (qaalli). 2. (f.mg) Dhar iwm liinbixid. ld fasaq².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg