faseexad
(m.dh)Bir yar oo layskula dhejiyo qalbacyada, albaabada, daaqadaha iwm.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faseexad ↴
qafil [m.l] (-llo, m.dh)
1. Shey bir ka samaysan oo gacan yar oo qoolaaban iyo duleel yar oo uu furaha galo leh, oo faseexadda albaabka, sanduuqa iwm lagu xiro. 2. ld qafilid. 3. quful ¹, qunful¹.
qafil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Albaab, sanduuq iwm faseexaddooda qafil ku xirid. ld quful², qunful².
safeexad [m.dh] (-dyo, m.dh)
ld faseexad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg