fashalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan¹.

fashalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fashalan

fashalmid [m.f.dh]
eeg fashalan¹. ld fashilmid.

fashalnaan [m.f.dh]
eeg fashalan². ld fashalnaansho, fashilnaan, fashilnaan-sho.

fashilan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
ld fashalan¹.

fashilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
ld fashalan².

fashal [m.l]
1. Guuldarro. 2. ld fashalid.

fashal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Guuldarro la kulmid. 2. ld fashali. ld fashil².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg