fashaq
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)1. Qoyaan. 2. F. ah: wax aad u qoyan.
fashaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)Wax aad u qoyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fashaq ↴
fashaqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dhar iwm biyo ku dhex ridid.
fashaqid [m.f.dh]
eeg fashaq².
fashaqin [m.f.dh]
eeg fashaqi. ld fashaqis.
fashaqis [m.l]
ld fashaqin.
fashaqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax fashaqay ahaansho.
fashaqsanaan [m.f.dh]
eeg fashaqsan. ld fashaqsanaansho.
fashaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fashaqsanaan.
ilfashaq [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Xishood, xil, yax-yax.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg