fashilan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)ld fashalan¹.
fashilan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)ld fashalan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fashilan ↴
fashalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan¹.
fashalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan².
fashil [m.l]
ld fashalid.
fashil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ilay, -ishay)
ld fashal².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg