fasil
(m.l)

Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir¹ (2).

fasil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)

Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir² (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasil

dawaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Wax wareega sida garangarta. 2. Makiinad dharka lagu tolo. 3. Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.

dawaarle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Ninka dharka tola ama fasila. ld dawaarwale.

fasilaad [m.dh]
ld fasiraad.

fasilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).

fasilid [m.f.dh]
eeg fasil². ld fasirid.

fasilnaan [m.f.dh]
eeg fasilan. ld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.

fasilnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fasilnaan.

fasir [m.l]
ld Fasiraad; fasil¹.

fas [m.l] (-sas, m.l)
1. ld fad (3). Dhagxaanta qaaliga ah cad laga gooyo oo fargashiyada lagu dhejiyo si ay u yeeshaan qurux. 2. Waraaqaha turubka inta tobanle ka sarreysa. 3. Warqad turub oo aan la qaban karin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg