fasir
(m.l)ld Fasiraad; fasil¹.
fasir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)1. Wax laga hadlayo faahfaahin ka bixin. 2. ld fasil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasir ↴
fasil [m.l]
Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir¹ (2).
fasil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir² (2).
fasilaad [m.dh]
ld fasiraad.
fasilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).
fasilid [m.f.dh]
eeg fasil². ld fasirid.
fasilnaan [m.f.dh]
eeg fasilan. ld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.
fasiraad [m.dh]
Micne; laqbo; caddeyn. ld fasilaad, fasir¹ (1).
fasiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax la fasiray ahaansho. 2. ld fasilan.
fas [m.l] (-sas, m.l)
1. ld fad (3). Dhagxaanta qaaliga ah cad laga gooyo oo fargashiyada lagu dhejiyo si ay u yeeshaan qurux. 2. Waraaqaha turubka inta tobanle ka sarreysa. 3. Warqad turub oo aan la qaban karin.