fasirid
(m.dh)eeg fasir². ld fasilid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasirid ↴
fasilid [m.f.dh]
eeg fasil². ld fasirid.
fur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Albaab, dariishad iwm ballaqid. 2. Guntin xarig kala bixin. 3. Gaadiid rar ka dhigid. 4. Halxiraale fasirid. 5. Mashruuc, dhisme iwm ballaarintooda ku dhawaaqid. 6. Xabbado badan ridid. 7. Wax meel ku jira sii dayn. 8. Haweeney la qabo dalaaqid.
laqbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Kutub wax ku qoran fasirid.
rog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax afka ama dhinaca korreeya u hoos marin; genbiyid; geddiyid. 2. Ka r.: ka qaadid; ka faydid. 3. Ka r.: alaab meel saaran ka dejin; ka wareejin. 4. Ku r.: ku daboolid; korka ka saarid; ku xirid. 5. Dib ugu laabid. 6. U r.: af af kale ku fasirid, ku tarjiumid. 7. Xoolo jaho foolkoodu aaddanaa jaho kale u jeedin.
sharax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-rxay, -raxday; -rxi)
Wax fasirid.
tafsiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Quraan fasirid; micnayn.
tarjun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-umay, -untay; -umi)
1. Qoraal af kale ku beddelid. 2. Ka t.: cid wax ay sheegto cid kale u fasirid. ld tarjin, turjun.
taxriifi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax siduu ahaa si kadduwan u fasirid.
fasir [m.l]
ld Fasiraad; fasil¹.
fasir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax laga hadlayo faahfaahin ka bixin. 2. ld fasil².