fataal
(m.l) (-llo, m.dh)

Nin aan wax tashiilan.

fataal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)

Ku f.: hanti ku ciyaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fataal

fataalad [m.dh] (-do, m.l)
Haweeney aan hantida tashiilin.

fataalid [m.f.dh]
eeg fataal².

fataalnimo [m.dh]
Fataal ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg