fatahan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-hmay, -hantay; -hmi)

Wax la fatahay noqosho.

fatahan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-hnaa, -hnayd)

Wax la fatahay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fatahan

fatahmid [m.f.dh]
eeg fatahan¹.

fatahnaan [m.f.dh]
eeg fatahan². ld fatahnaansho.

fatah [m.l]
ld fatihid.

fatah [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-hay, -hday; -tihi)
1. (f.g) Wax meel ku jira ka daadin. 2. (f.mg) Ku f.: cid si xisaab la'aan ah wax u siin. 3. (f.mg) Biyo meel ku faafid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg